Dad hor leh oo loo xiray Dil arag lahaa oo dhawaan ka dhacay magaalada Baydhabo

Ciidamada amaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay dad lagu tuhmayo in ay ku lug lahaayeen dil argagax lahaa oo dhawaan magaalada Baydhabo loogu geestay labo caruur oo walaalo ah. Meydadka caruurtan oo kala ahaa wiil iyo gabar ayaa laga helay duleedka magaalada Baydhabo iyada oo si xun toorey loogu dilay , waxa ayna … Continue reading Dad hor leh oo loo xiray Dil arag lahaa oo dhawaan ka dhacay magaalada Baydhabo